David Levene wuxu garyaqaan noqday 1981, wuxu furey Levenes Shirkaddisi in 1989.
Wuxuu bilaabay shirkaddan bilowgiisii. Dhiirigelintiisa si uu u caawiyo macaamiisha waa mid aad muhiim u ah. Aad bay muhiim u tahay in la badiyo lacagta lagu talgaley daawaynta.
David wuxuu khibrad u leeyahay dhinac kasta oo dhaawac shakhsi ah iyo dhaawac kiliinikada ah oo sababay isbeddelo waaweyn. Waxa uu ka caawiyay macaamiisheeda inay helaan degsiimooyin malaayiin gini ah. David inta badan ma soo xaadirin maxkamada laakiin khibrad badan ayuu u leeyahay, oo ay ku jirto markii uu xaakimka ahaa
Waxa uu leeyahay qareeno badan oo wax ka qabta sheegashada dhaawaca shakhsi ahaaneed. David waxaa ka go’an caawimada sheegashooyinka dhaawaca, xitaa caawinta kiisaska ay diideen shirkado kale.
Macaamiishu way jecel yihiin isaga. Waxay u arkaan inuu yahay mid ganacsi ahaan u fikira, loo dhowaan karo oo leh aqoon sharci oo badhan.
David waxa uu leeyahay il cajiib ah oo faahfaahsan waxaana ka mid ah awoodiisa ugu weyn waa awooda uu u leeyahay in uu arko waxyaabo aanay dadka kale arkin, taas oo inta badan u horseeda dariiqa guusha lagu dhammeeyo kiiska. Waa xeelade caqli badan iyo gorgortan adag oo si joogto ah u gaadha degsiimo ka badan filashada macmiilka.
David wuxu jecelyahay tennis iyo golf inu ciyaro.
Levenes Solicitors wexey ka mid yihin Headway Solicitors Directory ku sabsan dhaawacnimada Maskaxda iyo wexey ka mid yihin The Spinal Injury Association, ku sabsan dhaawac laf dhabarta.
KL v Cheshire Mouldings Ltd
Magdhow malaayiin gini ah bey ahel sababtoo dhaawac ban u sameyney. Dhawacnimo madaxa bey no kenen.
Sheekadan cajiibka ah ayaa ah gabadh aad qurux badan o tinti ka luntay ayada sheqeyneysey.
Timihi ba ka luntay marki mashiika nadiifineysey tinti qabtey. Waxaa la waydiistay in ay nadiifiso in kasta oo mishiinka wud arna.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan, ama halkan ina arkatidid kiisas kale.
ZJ v Valley Grown Nurseries
Kiiska dhafoofka jaban, iyo dhaawac canqowga ah oo ka dhacay shil ka dhacay beer ayaa lagu qiimeeyay lacag 6 lumbar leh.
Kiiskan ayaa ku saabsanaa shaqaale uu soo gaaray dhaawac xun ka dib markii uu isticmaalay qalab cilladaysan shaqadisi dhaxdede.
HSE waxay bixisaa tilmaamo ay tahay in lagu raaco goobta shaqada.
Tilmaamahan lama raacin.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan, ama halkan ina arkatidid kiisas kale.
LO v Doncaster and Bassetlaw Hospitals NHS Trust
Kiis muhiim ah oo ku saabsan adeegyada Doncaster iyo Bassetlaw Hospital ka dib markuu ilma dhintay, Jacob Owczarek.
Levenes waxay rabtaa baaritaan dhab ah oo ku saabsan sida cunugga loo dayacay.
Caadi ahaan isbitaaladu waxay bartaan casharadooda kiiskan oo kale markey dacan. Cisbitaalku waxa uu hayaa su’aalo culus oo laga jawaabo.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan.
LH v Acar
Xudunta laf dhabarta iyo dhaawaca maskaxda ka dib markii mooto uu shil la galay baabuur.
Mootada aya laga haley inu xoog u sogday. Kiiski maxkamada ban ka reyney.
Ninka mootada wadey, waxey ka balan qaden, haddi u sii dhawacmo, maghdow kale bu dalbankara.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan.
DE v MR Ltd
Dhaawac laf dhabarta- Paraplegia
Shaqalo qashinka qada bam eel sare ka so dacey marka mashiiki ku girey la shidey asago ka shaqayney.
Ninki lafta dhabarta bu ka dhawacmey.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan.
Mr R
Dhawacnimada maskaxda marki baabuur shil lagaley.
Dhaawac maskaxeed iyo dhibaato aragiisa markii baabuurka ku girey shiil galay.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan.
CR v Grosvenor Group Limited
Magdhowga dhaawacyada xun
Kiiskan ayaa ku saabsanaa qof geed ku dhacay.
Levenes ba ka cawiye inu hale maghdow o 7 lambar leh.
Dhaawac maskaxeed iyo dhibaato aragiisa markii baabuurka ku girey shiil galay.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan.
VR v Skyfire Insurance Company Ltd
Masiibo ka dhacday m20 markii gaari gedomey
Nin iyo naagtiisa waxay u shaqaynayeen kaartooleyaal.
Ninki dhawacnimo xun ba garey, xaaskisi wey dhimatey.
Babuurka shilka bilabey wuxu aha Mini Cooper M20 lagu wodeyee. Qofki babuurka wadey gacanta ba kafakadey. Baburukisi wuxu ku dhuftey babuurka macmiilkayaga wodeye. Ninki lagu dhuftey dhawacnimo xun ba garey xaaskisina wey dhimatey.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan.
QR v J. Reddington Ltd
Kiiskan waxa uu ku saabsanaa koox dad ah oo wada bandhig faneed. Waxay ku jireen shil baabuur oo dhacay A11. Laba xubnood ayaa dhintay.
Macmiilkayagii wuxu aha nin Uk ka dhoofayay UK, meel u dhow Cambridge, waxaa ku dhacay baabuur aan dheg jalaq u siin. Laba qof oo la socday macmiilkayaga ayaa dhintay dhammaan xubnaha kale waxay la kulmeen xanuun jidheed iyo maskaxeed.
Shilka ayaa sababay dhibaatooyin badan, kooxdu waligood ma aysan awoodin inay dib u wada bandhigaan.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan.
JS v H E Payne Transport Limited
Saddex gaari oo kuwa xamuulka qaada ah ayaa isku dhacay M5 waxaana ku dhintay darawal.
Shirkad ahaan, waxaanu caawinay mid ka mid ah darawalada ku guulaystay inuu caawiyo mid ka mid ah darawalada kale.
Halkan riix joornaalada ku saabsan kiiskan.

