Magdhaw loo helay macmiilka ku dhacay qood dabaqa ah
Ma sheegan karaa haddii aan ku dhacay qood dabaqa ah?
Macmiilkayagu waxa uu yimid UK wax yar ka hor inta aanu shilku dhicin. Subaxdii waxa uu ka shaqaynayay in uu wargeysyada u geyn jiray meel ka baxsan saldhigga tareenka. Waxa uu ku dhacay god dhulka ku yaalla oo qoto dheer 1.5 mitir. Daloolkii waa la qaawiyey oo lama daboolin.
Macmiilkayagu waxa uu dib ugu soo noqday Isbayn, baxnaanin badan ka dib, waxa uu ka tagay isaga oo u socon waayay sidii hore.
Macmiilkayagu wuxuu yimid Isidoro Bonilla isagoon xitaa garanayn cidda uu sheegan karo. Sababtoo ah ma jirto cid xil iska saartay shilkaasi, waxaanu u gudbinay 6 shirkadood oo godka ka shaqenjirey maxkamad ilaa ay hal shirkad ka qaadato masuuliyada shilka.
In kasta oo ay qaali ahayd in 6 shirkadood la geeyo maxkamad, masuulka bey wadda diden, qasab bu aha inu shirkad masuul qatan.
Macmiilkayagu waxa aha qof iska xanusan, markaa way adkeyd in la caddeeyo in shirkadu masuul ka aha dhawacnimada macmiilkayaga garey. Waxaan awoodnay inaan helno dhakhaatiir cadeye sidu shilka noloshiisi badeley.
Kaalmada sharciga ee dhaawac halis ah
Qareenadayadu waxay ka caawin karaan dhibbanayaasha inay codsadaan magdhowga shilkooda. Waxaad u baahan doontaa khabiir sida qareennadayada si aad u hesho magdhowga ugu fiican ee suurtogalka ah. Waad aamini kartaa khibradeena. Waxaad ku kalsoonaan kartaa inaan noqon doono kuwo aad xirfad u leh. Waxaad ku kalsoonaan kartaa inaan kuu heli doono magdhowga ugu fiican.
Sida kiiskan ku tusi kara, mararka qaarkood ma cadda cidda aad sheeganayso, mahadsanid qareennadayada, waxaan hubin doonaa in qof uu qaadi doono mas’uuliyadda shilka.
Waad aamini kartaa inaanu ku heli doono lacagta ugu badan ee magdhowga shilka aad gashay. Maanta na soo wac oo. Ku ogow hal saac gudaheed haddii aad cabasho qabto. Naga soo wac 0800 048 2365 ama waxaad codsan kartaa inaan ku soo wacno.

