Macmiilkayaga waxa la siiyay £40,000, ka dibna waxa la siiyay £165,500
Shaqaale isha ka so baxey shaqada ayaa ku guulaystey maxkamad qohor
Levenes waxay mataleysay nin shaqala o isha ka so dacey asago mashiinka dhaqayo goobta shaqada. Mashiinku si lama filaan ah ayuu u xayirmay ka dibna wuxuu ku so qabtey dhinaca bidix ee wejiga shaqaalaha.
Dadka la shaqeyneye waxey ku arken inu darka laga rebey xirna, qaldka asaga ma lahen. Lakiin, occialaha u xirna wey dacen markii mashinku dax galey.
Campeniga u shaqeyneyee ba qaladka saren ninki shaqalaha. Wexey dahen, wu oga shaqada, tababar badan ayu laha.
Shirkadu khalad bay lahayd sababtoo ah waxay ku guuldaraysteen inay siiyaan ilaalinta indhaha ku haboon. Waxa kale oo ay ku guul-darreysteen inay hubiyaan in muraayadaha uu xidhnaa ay ku habboon yihiin shaqada uu qabanayo iyo in kale.
Natiijadii waxa dhacay, shirkad lagu magacaabo HSE, oo mas’uul ka ah badbaadada goobaha shaqada ayaa ka qayb qaadatay oo habaysay tababaro la siinayo dhammaan shaqaalaha.
Shilka ayaa dhaawac xun u geystay macmiilkayaga. Dhaawacaasi ka dib ma uusan lahayn il waxaana loo sameeyay mid macmal ah waxaana uu u baahnaan doonaa in uu u sii tago dhaqaatiirta si uu u eego isha macmalka ah oo ay suuragal tahay in dhowrkii sano ee la soo dhaafay uu badalo.
Shirkaddu markii hore waxay raben iney bixiyan £40,000, taas waanu diidnay, ka dib waxay noo soo bandhigeen £100,000, annaguna taas waanu diidnay. Waxaan bixinay caddayn dheeraad ah oo ku saabsan sida shilkan gaarka ahi u saameeyay macmiilkayaga waxayna bixiyeen £135,000.
Waanu sii wada xaajoodnay, ugu dambayntii waxa ay noo soo bandhigeen £162,500 oo aanu aqbalnay.
Kaliya waxaan ku guuleysanay inaan helno tan ka dib markii aan tusnay caddayn ku saabsan sida tani u saamaysay macmiilkayaga iyo inta uu le’eg yahay khasaaraha uu ku iman doono.
Waan ku taageeri doonaa si aad u hesho natiijada ugu fiican hadday tahay maxkamada ama dibadaba
Aad bay u fududahay in la aqbalo dalab kasta laakiin aad bay khatar u tahay oo inta badan waxaad ka heli kartaa lacag ka fiican ka dib markii xoogaa gorgortan ah anaga nala wadaagno shirkadda su’aasha.
Waxaan leenahay qareeno khibrad leh iyo shaqaale aad u caqli badan oo tababaran kuwaas oo kuu heli doona natiijada ugu fiican, si loo hubiyo inaad hesho magdhow aad u qalanto.
Xafiisyada badankoodu waxay rabaan inaad aqbasho dalabka ugu horreeya si ay lacag u helaan oo ay u guuraan macmiil kale. Xafiiskayaga waxaanu rabnaa inaanu hubino inaad hesho maghadow adiga kugu habboon, iyada oo aan loo eegin inta ay qaadanayso. Waxaan leenahay dantaada ugu fiican.
Shil ka dhacay goob dhismo
Kiisas badan oo sidan oo kale ah ayaanu xallina. Waxaan leenahay waayo-aragnimada saxda ah si aan ku caawino ama si aan u caawino qof aad jeceshahay. Waxaad nagu aamini kartaa macluumaadkaaga iyo kiiskaaga. Waxaan isku dayi doonaa sida ugu wanaagsan in u hubinno inaad hesho magdhowga ugu fiican.
Naga soo wac maanta 0800 048 2365. Waxaad ku ogaan kartaa saacad gudaheed haddii aan u maleyneyno inaad leedahay cabasho. Ama waxaad naga codsan kartaa inaan hadda ku soo wacno.
Macmiilkayaga waxa la siiyay £40,000, ka dibna waxa la siiyay £165,500
24 Jan 2022
