Xaafiska Levenes £275,000 magdhow £275,000 bey u so helen dhibane
Xaafiska Levenes wexey cawiyen nag Brazilian o shaqadi ku dhawacdey marki hooferka ka jabey ayado jaranjarada hoofereynesa.
Nagti jaranjarada bey ka dhacdey. Shaqada marar badan bey u shektey ina hooferka sii fican u shaqeynenin. Lakiin, wax ma laga qabanin.
Ispitalki ba dhaawaceeda si haleyey. Isbitaalka iyo halka ay ka shaqeysay ban dhacwada loo keney. Dhaawaceeda dartiis waxa ay noqotay in saddex mar la qaalo qaliin jilibka bidix.
Gabi ahaanba wexey bixiyen £275,000. Maghdowga wexey u badatey haddii ay mustaqbalka u baahato daryeel.
Haddii aad ku dhaawacantay shaqada, nala soo xiriir
Waanu qiimayn karnaa kiiskaaga oo aanu isla markaaba ku ogeysiin karno haddii aad kiis qabto. Waxaan leenahay waayo-aragnimada kaa caawinta inaad hesho magdhow ugu badan. badan o xaqq u leedahay. Maanta nala soo xidhiidh oo waxaad ku ogaan kartaa saacad gudaheed haddii aad kiis qabto.
Naga so waca: 0800 048 2365.
Michele Richards iyo Ricky Baba magdhow o £275,000 bey u helen markii macmiilkayagu shil ku galay shaqada
11 Feb 2016
