Ninki dacwada keney wuxu aha Worldwide Steels Ltd’s shaqalo. Ninki dacwada keney dhawacnimo ba garey asaga shaqada ku jiro. Ninki dawcda keney mashiin uu shaqada ku isticmaalayay ayuu fartiisa ku burburiyay.

Markii uu isbitaalka tagay waxay noqotay in gacanta laga goyo.

Maxkamadda wexy ganaxen Worldwide Steels £26,800. Qhaladka bay lahaayeen, sababtoo ah mishiinku ma lahayn biriig, sidaas darted, ninki shaqalaha, wuu joojin waayay mashiinka.

Shaqaaluhu waligiis kuma laaban kariin shaqadiisa, waxay ahayd in lagu sameeyo qalitaan badan.

Waxay ahayd inuu naftiisa ku qasbo inuu gacantiisa bidix u isticmaalo waxyaalihii uu gacanta midig u isticmaagirey.

Eduardo Fontoura, nin xafiiskena ka shaqenjirey, wuxu yiri ‘kiis dheer bu aha, ninka dhawacnimo badhan ba garey, waxan rejenaya ina maghadowgi haley iney caawindonto.’

Kiiskan wexey dadka bareysa iney.

Tani waxay bari doontaa shirkadaha inay muhiim tahay inay raacaan sharciyada si shaqaalahooda loo ilaaliyo.

Ricky Baba iyo Eduardo Fontoura wexey so helan £119,000

26 Jun 2015

La so xiriir garyaqaan dhawaca manta, sacad ku so ogow hadad magdhow helikhartid. Naga so waca numberka 0800 048 2365 ama hoos ku buuxi:.
Magacada
Field is required!
Field is required!
Lambarka taleefanka
Field is required!
Field is required!
Emailkaga
Field is required!
Field is required!
Fariinta
Field is required!
Field is required!
  • Ila so xirira:
  • Lambarka taleefanka
  • Emailkaga
Ila so xirira:
Field is required!
Field is required!
‘Aad ayaan ugu qanacsanahay adeegyada ay bixiyeen qareenada Levenes gaar ahaan Sevim Savci-Renk oo wax ka qabtay sheegashada dhaawaca shaqsiyeed.’