Ricky Baba waa lammaane Levenes ee fadhigeedu yahay xafiiskayaga London. Wuxuu sidoo kale la tacaalaa maareynta maalinlaha ah ee shirkadda.
Waxbarashadiisa wuxuu ku qaatay jaamacadda Brunel 2001dii iyo wuxuu LPC ka bartey College of Law o London ku sabsan.
Ricky waxa uu ku biiray Levenes 2003 isagoo ah sharci yaqaan. Loyar bu noqday 2005. 2011 wuxu noqdey mulkiilaha shirkadda.
Waa qof aad u faraxsan, jecel ciyaaraha isboortiga oo isku dayaya makhaayado kala duwan.
Waxan ku jirna Headway Solicitors Directory.
Headway wexey yihin sadaqo lagu talgaley dadka dhaawacnimo ka garey maskaxda. Waxaan qabanay tababar ku sabsan dhawacnimada maskaxda. Headway wey noo aqoonsatay arintaan.
Looyarada Levenes waxay ku jiraan Tusaha Qareenada Headway ee Sheegashooyinka Dhaawaca Maskaxda iyo Ururka Looyarada Laf-dhabarka ee sheegashooyinka dhaawaca laf dhabarta.
-
Ricky, waxaad bixisay adeeg aad u fiican. Haddii aan mar kale u baahdo caawimadaada (ama qof aan garanayo) waxaan kula talin doonaa adeegyadaada. Waad ku mahadsan tahay caawintaada. Minira.
-
Ricky, waxaan helay £60,000. Waxaan rabaa inaan dhaho waad ku mahadsan tahay dhammaan shaqaalaha Levenes dhammaan shaqadii aad e qabaten sannadihii la soo dhaafay. Maan waydiisan kari waayay natiijo ka fiican. Mohan
-
Waxa aan rabay in aan ku ogeysiiyo in aan helay magdhowga. Waad ku mahadsan tahay sida aad u maareyso kiiskayga. Xaqiiqdii waxaan kula talin lahaa shirkaddan. Pierandrea
Kiisaska la xiriira
- Kiiska waxa loo so gudbiyay Levenes, annaguna wax ku guleysaney £115,000.00
- Levenes waxay helen magdhow badan lagu talgely shaqala dhismo ka shaqeyneye
- Sheegashada Magdhawga shil oo dhismo dumay
- Shil gari oo sababay dhimasho
- Magdhaw loo helay macmiilka ku dhacay qood dabaqa ah
- Macmiilkayaga waxa la siiyay £40,000, ka dibna waxa la siiyay £165,500
- Dhaawax halis o nin Pizza Delivery ka shaqeynjirey
- Michele Richards iyo Ricky Baba magdhow o £275,000 bey u helen markii macmiilkayagu shil ku galay shaqada
- Ricky Baba iyo Eduardo Fontoura wexey so helan £119,000
Ricky Baba
Mid ka mid ah milkiilayaasharbaba@levenes.co.uk020 8826 1382Wuxuu ku hadlaa: Ingriis, Panjabi, Hindi